Wasiirka Wasaaradda Oo Ku Dhawaaqay Xoghayntii Ugu Wanaagsanayd Ee Sannadkii Dhamaaday 2022

Wasiirka Wasaaradda Mudane Mustafe Maxamuud Cali Bile Oo Ku Dhawaaqay Xoghayntii Ugu Wanaagsanayd, Xoghaymaha Xafiisyadda Kala Duwan Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ee Sannadkii Dhamaaday 2022 Oo Noqotay Khadra Maxamed Aadan