Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Oo Ku Dhawaaqay Iskuduwihii Ugu Wanaagsanaa Sannadkii Dhamaaday 2022

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Oo Ku Dhawaaqay Iskuduwihii Ugu Wanaagsanaa, Iskuduwayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ee Sannadkii Dhamaaday 2022 Oo Noqday Iskuduwaha Gobolka Awdal Saleebaan Aadan Samatar.