Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha Oo Ku Dhawaaqay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa, Sanadkii Dhamaaday 2022

Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Mudane Khaalid Jaamac Qodax Oo Ku Dhawaaqay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa, Dhamaan Shaqaale Weynaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ee Sannadkii Dhamaaday 2022 Oo Noqday C/fataax Suleiman Cabdi.