Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Oo Ku Dhawaaqay Injineerkii Ugu Wanaagsanaa Sannadkii 2022

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Mudane Maxamuud Suldaan Aadan Oo Ku Dhawaaqay Injineerkii Ugu Wanaagsanaa, Injineeradda Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ee Sannadkii Dhamaaday 2022 Oo Noqday Eng. Cumar Shabcaan Cali.