Wasiirka Wasaaradda Oo Ku Dhawaaqay Agaasime Waaxeedkii Ugu Wanaagsanaa Sannadkii Dhamaaday 2022

Wasiirka Wasaaradda Mudane Mustafe Maxamuud Cali Bile Oo Ku Dhawaaqay Agaasime Waaxeedkii Ugu Wanaagsanaa, Agaasime Waaxeedada Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Sannadkii Dhamaaday 2022 Oo Noqday Eng. C/raxmaan Maxamed Aar.