Wasiirka Wasaaradda Oo Ku Dhawaaqay Agaasime Ku Xigeenkii Ugu Wanaagsanaa Sannadkii Dhamaaday 2022

Wasiirka Wasaaradda Mudane Mustafe Maxamuud Cali Bile Oo Ku Dhawaaqay Agaasime Waaxeed Ku Xigeenkii Ugu Wanaagsanaa Agaasime Ku Xigeenadda Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Sannadkii Dhamaaday 2022 Oo Noqday Eng. Sakariye C/laahi Cumar