Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Dawladda Hoose Ee Hargeiysa Oo Maanta Kulmay

Muuqaalka Guud Ee Kulankii Ay Maanta Yeesheen Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Iyo Dawladda Hoose Ee Hargeiysa Oo Ay Kala Hogaaminayeen Wasiir C/rashiid Xaaji Ducaale Qambi Iyo Maayir C/kariim Axmed Mooge.