Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Ayaa Sii Sabootiyey Wasiirkii Hore, Isagoo Dhinaca Kale Soo Dhaweeyey Wasiirka Cusub

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Ayaa Sii Sabootiyey Wasiirkii Hore, Isagoo Dhinaca Kale Soo Dhaweeyey Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda.