Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Shacabka Somaliland Ugu Hambalyeysay Munaasibadda Ciidul FIdriga Awgeed Ee Sanadka 1444.

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Waxay Ugu Hambalyeynaysaa Isla Markaana Farxadda La Qeybsanaysaa Shacabka Somaliland Iyo Dhammaan Shucuubta Islaamka Meel Ay Joogaanba Munaasibadda Ciidul Fidiriga Awgeed Ee Sanadka 1444.
عيد مبارك كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال نسال الله لنا ولكم العافيه.