Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Abaalmarisay Labadii Injineer Ee Hirgaliyey Wadada 200 Ee Ku Wareegaysa Magaaladda Hargeisa

Muuqaalka Madashii Lagu Abaalmariyey Labadii Injineer Ee Hirgaliyey, Sameeyey Isla Markaana Fuliyey Wadada 200 Ee Ku Wareegaysa Magaaladda Hargeisa Oo Caawa La Abaalmariyey.