“Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyaaynta Waxa Jooga Shaqaale Aqoon Dheer'' Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud JSL

“Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyaaynta Waxa Jooga Shaqaale Aqoon Dheer, Aragti Fog Oo Asluub Baddan, Dhamaantiin Waa Idiin Hambalyaaynayaa Inta La Abaal Mariyay Waa Bogaadinayaa Inta Kalena Waxaan Leeyahay Sanadaha Danbe Ayaa Laydin Abaal Marin , Wasaaaradani Waa Waasaarad Soo Bandhigtay Hal-abuurka Hablaa Oo Shaqooyinka U gu Adag Hablaa Qabta, Waxana Jooga Shaqaale Xirfadlayaal Ah” Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud JSL