Khudbadda Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Musafe Maxamuud Cali.

Khudbadda Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Musafe Maxamuud Cali Uu Ka Jeediyey Munaasibadii Uu Maanta Xilka Kula Wareegayey.