Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Bogaadiyey Shaqadii Adkayd Ee Wasiirkii Hore Ka Qabtay Wasaaradda,

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Maxamuud Suldaan Aadan Yuusuf Ayaa Bogaadiyey Shaqadii Adkayd Ee Wasiirkii Hore Ka Qabtay Wasaaradda, Isagoo Dhinaca Kalana Wasiirka Cusub Duco Iyo Soo Dhaweyn Ku Qaabilay.