|Waxaanu Sameynay Ceerigaabo Qurux Badan, Waxaanu Ka Rumeynay Riyadii Qaranka| Eng C/xakiim Muxumed

Eng C/xakiim Muxumed Aw Cabdi Wuxuu Ka Mid Yahay Hawlwadeenadi Fuliyey Mashruuci Master Plan-ka Ee Laga Fuliyey Degmadda Ceerigaabo, Wuxuuna Ka Waramayaa Inay Ceerigaabo  Qurux Badan Sameeyeen, Waxaanu Sheegayaa Inay Ka Rumeeyeen Riyadii Qaranka| Eng C/xakiim Muxumed