“Waxaanu Ka Wasaarad Ahaan Dhameynay Xeer Nidaamiyaha Dhismayaasha Dalka' Wasiir C/laahi Abokor Cismaan.

“Waxaanu Ka Wasaarad Ahaan Dhameynay Xeer Nidaamiyaha Dhismayaasha Dalka, Dhismaha Ugu Horeeya Ee Xeerkan Lagu Dhiqi Doonaa Wuxuu Noqonayaa Dhismahan Maanta Loo Dhagax Dhigayo Dawladda Hoose Ee Hargeysa” Wasiir C/laahi Abokor Cismaan.