"Waxaanu Ka Midho Dhalinay Shaqo Ay Adkayd In Lag Midho Dhaliyaa'' Eng Maxamed Cali Maxamed Shiine

Eng Maxamed Cali Maxamed 'Eng Shiine'' Wuxuu Ka Mid Yahay Hawlwadeenadi Fuliyey Mashruuci Master Plan-ka Ee Laga Fuliyey Degmadda Ceerigaabo, Wuxuuna Ka Waramayaa In Master Ceerigaabo loo Sameeyaa Ay Shalay Ahayd Riyo, Laakiin Ay Ka Midho Dhaliyeen Riyadaa oo Ay Adkaydba In Laga Midho Dhliyaa Ooo Run Loo Rogaa''.