“Waxaan Qirayaa Guulaha Aan Sannadkan Gaadhay Idinkaa Keenay Ka Shaqaale Ahaan'' gaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.

“Waxaan Qirayaa Guulaha Aan Sannadkan Gaadhay Ka Wasaarad Ahaan Inaad Idinku Tiir Dhaxaad Utihiin Haddi Aad Tihiin Shaqaalaha Wasaaradda Inta Caawa Xafladdan Joogta Iyo Inta Goboladda Iyo Degmooyinka Dalka Kala joogaba” Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.