'' Wax Kasta Oo Qaranka Loo Dhisayo Waxa Ka Masuul Wasaaradda Hawlaha Guud'' Wasiir Ku Xigeenka Hawlaha Guud JSL

“Wax-kasta oo aranka loo dhisayaa waa inay noqdaan kuwo Munaasib ah kuna haboon halka looga dhisayo” Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Maxamuud Warsame Jaamac.