Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Soo Kormeeray Dhismaha Cusub Ee Mac-hadka Dawladdaha Hoose Ee Dalka

Muuqaalka Guud Ee Kormeerkii Shaqo Ee Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Mustafe Maxamuud Cali Bile Uu Maanta Kusoo Maray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Uhirgalisay Mac-hadka Dawladdaha Hoose Ee Dalka (LGI). Iyadoo Dhismaha Machadkan Dhamaan Kharashkii Ku Baxay Ay Bixiyeen Dawladdaha Hoose Ee Dalku Iyagoo Is Kaashanaya.