Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Nashqada Cusub Ee Suuqa Waaheen.

Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane C/laahi Abokor Cismaan Oo Ka Hadlay Madashii Madaxweynaha Ay Ugu Soo Bandhigayeen Guddida Wasiirku Umagacaabay Nashqada Cusub Ee Suuqa Waaheen.