Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Mudaharaadada

Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane C/laahi Abokor CIsmaan Ayaa Ka Hadlay Mudaharaadada Ay Ku Baaqeen Xisbiyada Mucaaradku, Dhinaca Kalana Usoo Jeediyey Xisbiyadda In Si Waafaqsan Shuruucda Dalka Usoo Dalbadaan Wixii Ay Rabaan.