Wasiirka Hawlaha Guud Mudane Musatafe Maxamuud Cali Bile Ayaa Maanta Xafiiskiisa Shir Kula Qaatay Iskuduwayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Goboladda Dalka.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Musatafe Maxamuud Cali Bile Ayaa Maanta Xafiiskiisa Shir Kula Qaatay Iskuduwayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Goboladda Dalka.

kulankan Maanta Wasiirka Hawlaha Guud Mudane Musatafe Maxamuud Cali Bile Uu Maanta La Qaatay Iskuduwayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Goboladda Dalka Waxa Goobjoog Ka Ahaa Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Maxamuud Warsame Jaamac, Agaasime Waaxeedada Qorsheynta Iyo Dhismaha, Madaxa Xidhiidhka Gobolada Ee Wasaaradda, Iyo Dhinaca Kale Oo Ay Maanta Goobjoog Ka Ahaayeen Dhamaan Iskuduwayaasha Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Goboladda Dalku.

Kulankan Oo Ujeedadiisu Ahayd Dardargalinta Shaqadda Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ee Ay Ka Hayaan Iskuduwayaashu, Iyo Sidii Si Joogto Ah Warbixinahoodu Joogto Unoqon Lahaayeen, Dhinaca Kale Iskuduwayaasha Ayaa Warbixino Kala Duwan Wasiirka Ka Siiyey Xafiisyada Wasaaradda Ee Gobolada Ay Ka Yimaadeen.


ALLAA MAHAD LEH

C/kariim Maxamed Guuleed
Agaasime Ku Xigeenka Waaxda Warbaahinta Iyo Xidhiidhka Gobolada Ee Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warbaahinta,
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL.
E-mail: xafiiskasaxaafadda@gmail.com
Instagram: https://www.instagram.com/wasaarada_hawlaha_guud_jsl/
Facebook: https://www.facebook.com/HawlahaguuddhulkaiyoGuryeynta/
Twitter: https://twitter.com/PublicWorksLand
Youtube: https://www.youtube.com/feed/my_videos/