Wasiirka Hawlaha Guud, Ayaa Ku Dhawaaqay In Maanta Laga Bilaabo Wasaaradu Uguutay System-ka Cusub E-Goverment, Shacabkana Ugu Adeegi Doonto Hab Onlin

Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane C/laahi Abokor Cismaan Ayaa Ku Dhawaaqay In Maanta Laga Bilaabo Wasaaradu Uguutay System-ka Cusub E-Goverment, Shacabkana Ugu Adeegi Doonto Hab Online Ah.