Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Oo Dhagax Dhigay Ceelka Riiga Ah Ee Laga Qodayo Deegaanka Xiis Xarago.

Khudbada Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Macamuud Warsame Jaamac Uu Ka Jeediyey Dhagax Dhiga Ceelka Riiga Ah Ee Laga Aodayo Deegaanka Xiis Xarago.