Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismayaasha Cusub Ee Xafiiska Wasaaradda Maaliyadda

Khudbadii Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Ka Jeediyey Munaasibadii Xadhiga Ka Jarka Dhismayaasha Cusub Ee Xafiiska Wasaaradda Maaliyadda Iyo Rugta Ganacsiga Ee Gobolka Togdheer.