Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Soo Xidhay Shirweynihii Xeerka Dhismayaasha Dalka

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Maxamuud Warsame Jaamac Oo Umahadceliyey Khubaradii Khibradooda Ku Biiryey Xeer-nidaamiyaha Ay Wasaaradu Usoo Bandhigay, Isla Markaana Si Rasmiya Shirka Usoo Gunaanaday.