Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Ayaa Sheegay In Wasaradu Si Deg Deg Ah U Bilaabi Doonto Qorshe Magaleedka Degmadda Sallaxley.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Mudane Maxamuud Jaamac Warsame Ayaa Ku Amaanay Horumarka Ay Sameeyeen Dadweynaha Sallaxley, Una Balan Qaaday In Wasaradda Hawlaha Guud Si Deg Deg Ah U Bilaabi Doonto Qorshe Magaleedka Degmadda Sallaxley.