Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Ayaa Shacabka Gobolka Sanaag Usheegay Inay Si Rasmiya Ubilaabantay Soo Xereynta Kiradda Hantida Maguurtadda Dawladda

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Macamuud Warsame Jaamac Ayaa Shacabka Gobolka Sanaag Usheegay Inay Si Rasmiya Ubilaabantay Soo Xereynta Kiradda Hantida Maguurtadda Dawladu Ku Leedahay Gobolka Sanaag