Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Hawlaha Guud Si Rasmiya U daahfuray Olalaha Ururinta Kirada Hantida Maguurtada Ee Magaaladda Berbera

Muqaal. Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryaynta Mudane Maxamud Warsame Jaamac Ayaa Si Rasmiya U daahfuray Olalaha Ururinta Kirada Hantida Maguurtada ah Ee Dawlada Oo Mudo 10 Cisho ah ka Socon Doonta Magaalada Berbera