Wasaaradda Oo Bilawday Diiwangalinta Hantida Maguurtadda Ee Haya’daha Macaashka Sameeya Ee Dawladda.
Madaxa Hantida Maguurtadda Dawladda Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane C/raxmaan Xariir Baaruud Ayaa Ka Warbixiyey Bilawga Diiwangalinta Hantida Maguurtadda Ee Haya’daha Macaashka Sameeya Ee Dawladda.