Wasaaradda Hawlaha Guud Waxay Xarun Dhisme Uhirgalisay W.H. Beeraha

Kani Wuxuu Kamid Yahay Dhismayaasha Ay Hirgalisay Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Uu Dhawaan Xadhiga Ka Jari Doono Madaxweynaha JSL, Waana Dhismaha Cusub Ee Ay Udhistay Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL

Wuxuu Kamid Yahay Qorshayaashi Wasaaradda Uyaalay 2020, Dhismahanina Wuxuu Qayb Ka Yahay Hawsha Horumarinta Qaranka Ee Socota, Waana Shaqada Qaranka Ay Ugu Xilsaarantahay Wasaaraddu Ee U hirgalay.