Wasaaradda Hawlaha Guud Waxay Shacabka Reer Somaliland iyo Guud Ahaanba Ummadda Islaamka Ku Hambalyeynaysaa Munaasibadda Ciidul Fidri
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Somaliland Waxay Shacabka Reer Somaliland iyo Guud Ahaanba Ummadda Islaamka Ku Hambalyeynaysaa Munaasibadda Ciidul Adxa Awgeed, Ee Sanadka Hijriyada Islaamka ee 1441-naad.عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال