Wasaaradda Hawlaha Guud Waxay Hambalyo Udiraysaa Dhamaan Shucuubta Islaamka Munaasibadda Ciidul-Adxa Awgeed 1442


كل عام وأنتم بخير وبصحة وسلامة
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Somaliland Waxay Hambalyo Udiraysaa Dhamaan Shucuubta Islaamka, Gaar Ahaan Shacbiga Somaliland Munaasibadda Ciidul-Adxa Awgeed 1442.