Wasaaradda Hawlaha Guud, Waxay Dhisme Xafiisyo Cusub Uhirgalisay Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare

Wasaaradda Hawlaha Guud, Waxay Dhisme Xafiisyo Cusub Uhirgalisay Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare, Kaas Oo Naqshadiis, Ilaalintiisa Tayo Dhismeed iyo Hirgalintiisaba Leedahay Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL.

Waa Xafiisyada Dawladeed Ee Quruxda Iyo Bilicda Soo Kordhiyey, kaas oo Ay Ku Shaqeyn Doonaan, Waana Dhisme Dabaq Ah isagoo Dhawaana Xadhiga Laga Jari Doono.