Wasaaradda Hawlaha Guud Waxay Dhisme Uhirgalisay Hay’adda Dhawrista Tayada

Wasaaradda Hawlaha Guud, Waxay Hirgalisay Dhisme Ay Ku Shaqeyn Doonto   Hay’adda Dhawrista Tayada ''Quality Control Agency'' kaas oo unoqon doona Xafiiska Ay Ku Shaqeyn Doonaan, isagoo Dhawaan Xadhiga Laga Jari Doono.

Waa Xafiisyada Dawladeed Ee Quruxda Iyo Bilicda Soo Kordhiyey, Kaas Oo Naqshadiis, Ilaalintiisa Tayo Dhismeed iyo Hirgalintiisaba Leedahay Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL.