"Waxa La Diiwangalinayaa Hanti Kasta Oo Dawladu Leedahay, Waxaanu Ka Digaynaa In Si Khaldan Bulshada Loogu Turjumo" Agaasime Cilmi C/raxmaan Cashuur.
Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Si Rasmiya Ushaacisay Inay Bilaabantay Wajigii Labaad ee Diwaangalinta Hantida Maguurtadda Dawladda.