Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Shacabka Somaliland Iyo Dhammaan Shucuubta Islaamka Ugu Hambalyeynaysaa Curashadda Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Ee Sanadka 1444.

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Waxay Shacabka Somaliland Iyo Dhammaan Shucuubta Islaamka Ugu Hambalyeynaysaa Curashadda Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Ee Sanadka 1444.