Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Magaaladda Hargeisa Ka Daahfurtay Shirweynaha Wadatashiga Xeer-nidaamiyaha Dhismaha JSL

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ayaa Saaka Magaaladda Hargeisa Ka Furtay Shirweynaha Wadatashiga Xeer-nidaamiyaha Dhismaha JSL
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ayaa Shirka Kusoo Bandhigtay Xeer Nidaamiyaha Cusub Ee Ay Usameysay In Lagu Maamula Dhismayaasha Dalka JSL