Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Digniin Udirtay Dadweynaha Ku Jira Hantida Maguurtadda Ee Noqday Kirro Diid.

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Oo Shaaca Kaa Qaaday Inay Talaabo Sharciga Waafaqsan Ka Qaadayso Qof Kasta Oo Ku Jira Hantida Maguurtadda Dawaladda Oo Dhago Adaygay Inuu Bixiyo Kiraddi Ku Waajibtay.