Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Digniin Kama Danbeysa Udirtay Dadka Kireystayaasha Kaalmaha Shidaalka
Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Digniin Kama Danbeysa Udirtay Dadka Kireystayaasha Ah Ee 10 Kaalmood Oo Shidaalka Ah Oo Ku Yaala Gobolka Maroodjixee Iyo Kiraystaayasha Tiyaatarka Hargeysa Iyo Warshadda Dhuuniga.