Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Digniin Kama Dambaysa Ah Udirtay Kooxo Caadeystay Inay Wax Ka Sheegaan Master Plan-kii Magaaladda Boorama,

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Oo Digniin Kama Dambaysa Ah Udirtay Kooxo Caadeystay Inay Wax Ka Sheegaan Master Plan-kii Magaaladda Boorama, Qof Kasta Oo Danbe Oo Falkaa Ku Kacana Sharciga Lalal Tiigsanayo.