Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeyntu Waxay Shacabka Somaliland Ugu Hanbalyeynaysaa Xuska 18 May, 30 Guurada Dib Ula Soo Noqoshadi Qaranimadda Somaliland.

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeyntu Waxay Shacabka Somaliland Ugu Hanbalyeynaysaa Xuska 18 May, 30 Guurada Dib Ula Soo Noqoshadi Qaranimadda Somaliland.

Wasaaradda Hawaha Guud dhammaan shacabka Somaliland, waxay urajaynaysaa sannado badan oo guul iyo horumar leh. waxay boogaadinaysaa shacabka midnimada, nabadda, wadjirka iyo walalnimada goonyaha kala jooga gayigooda Somaliland sidoo kale waxay urajaynaysaa in dhamaan bulsho weynta reer Somaliland in gacmaha la isku qabsado sidii loo adkeyn lahaa horumarkaa aynu gaadhnay Dawladd iyo Shacaba.

Illaahay dawladnimo sugnaata oo saxanta ha innagu simo.
#30anniversary