Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ayaa Saaka Furtay Tobabar Ku Saabsan Qiimeynta Diwaangalina Hantida Maguurtadda Dawladda.

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ayaa Saaka Furtay Tobabar Ku Saabsan Qiimeynta Diwaangalina Hantida Maguurtadda Dawladda.

 

Mashruucan Qiimeysta Diiwangalinta Hantida Maguurtadda Dawalada ayaa Waxa Fulin Doonta Wasaaradd Hawlaha Guud, Waxayna Iska Kaashan Doonaan Wasaaradda Maaliyadda, Iyadoo ay Hore Ujirtay Siyaasadda Lagu Maamulayo Hantid Maguurtadda Dawladd In Ay Hore Ugeeyeen Loogana Ansiyey Golaha Wasiiradda Somaliland

Tobabarkan Inta Uu Socdo Waxay Ku Baran Doonaan Hawladeenadu Ka Qeybgalayaa Qaabka Loo Diwaangalinayo, Qaabka Loo Qiimeynayo Dhismaayaasha, Qaabka Loo Diiwaangalinayo Qalabka Xafiisyada Yaala ee La Diwaangalinayo Iyo Sida Ay Ugu Shaqeynayaan Systemka Shaqadan Lagu Qabanayo.

Waxa Tobabarkan Saaka Furey Agaasiamah Waaxada Dhulka Iyo Guryaha ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Mudane Maxamuud Maal Cali oo Agaasiamahan Inta Hawshani Socoto, Shaqana Ay Hoos Iman Doonto, Wuxuuna Urajeeyey Shaqaalaha Ka Qeybgalaya Mashruucan Inay Ka Soo Baxaan Sida Loogu Talogalay, Wuxuuna Kula Dardaarmay Inay Tobabarkan Ka Faa’ideystaan Inata uu Socdo.

 

ALLAA MAHAD LEH
 

C/kariim Maxamed Guuleed

Madaxa Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.
 

DHAMMAAD
 

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;

Xafiiska Warbaahinta,

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta JSL.

E-mail: xafiiskasaxaafadda@gmail.com

https://mopwh.govsomaliland.org/

Instagram: https://www.instagram.com/wasaarada_hawlaha_guud_jsl/

Facebook: https://www.facebook.com/HawlahaguuddhulkaiyoGuryeynta/

Twitter: https://twitter.com/PublicWorksLand

Youtube: https://www.youtube.com/feed/my_videos/