Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ayaa Bilawday Master Paln Ay Wasaaradu Ka Fulinayso Magaaladda Xariirad.

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ayaa Bilawday Master Paln Ay Wasaaradu Ka Fulinayso Magaaladda Xariirad.

Waxaa Si Habsamileh U Socota Hawsha Qorshe Magaaleedka (Master Plan) Magaalada Xariirad Ee Gobolka salal Qorshayntan Oo Ay Fulinayaan Injineero Katirsan Waaxda Nashqadaynta Magaalooyinka Ee Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryaynta.

17-8-2022,Xariirad Xafiiska Warbaahinta Ee Wasaarada Hawlaha Guud Waxaa Si Habsamileh U Socota Hawsha Qorshe Magaaleedka (Master Plan) Magaalada Xariirad Ee Gobolka Salal Qorshayntan Oo Ay Fulinayaan Injineero Ka Tirsan Waaxda Nashqadaynta Magaalooyina Ee Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryaynta.
Madaxa Mapinka Ee Wasaarada Halwaha Guud C/Raxmaan Cali Aadan Oo Hogaaminayay Fulinta Qorshe Magaaleedka Xariirad Ayaa Iftiimiyay Qorshan Cusub Isagoo Sheegay In Magaalad Loo Isticmaalayo Qalab Casriya Isla Markaan Aanay Lahayn Wax is Dhaafa.

Shacabka Degmada Xariirad Ayaa Iyaguna Si Wanaagsan Usoo Dhaweeyay Injineerada Fulinaya Hawsha Master Planka.

ALLAA MAHAD LEH
C/kariim Maxamed Guuleed
Agaasime Ku Xigeenka Waaxda Warbaahinta Iyo Xidhiidhka Gobolada Ee Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.
DHAMMAAD