Wasaaradda Hawlaha Guud axay Shacabka Reer Somaliland iyo Guud Ahaanba Ummadda Islaamka Ku Hambalyeynaysaa Munaasibadda Ciidul Fidri

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Somaliland Waxay Shacabka Reer Somaliland iyo Guud Ahaanba Ummadda Islaamka Ku Hambalyeynaysaa Munaasibadda Ciidul Fidriga Awgeed, Ee Sanadka Hijriyada Islaamka ee 1442-naad.
عيد مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال