Wasaarada Hawlaha Guud Oo Dumisay Dhismayaal Ay Ku Soo Hagaagen Wadooyinkii Master Planka

Wasaarada Hawlaha Guud Oo Wali Kuguda Jirta Master Planka Ceerigaabo Ayaa Dumisay Dhismayaal Ay Ku Soo Hagaagen Wadooyinkii Master Plan-ka.

 

Agaasimaha Waaxda Dhulka Iyo Guryaha ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Maxamuud Maal Cali Ayaa Dadweynaha Reer Ceerigaabo Usheegay Inaanay Wado Ka Joojinayn Meel Ay Kusoo Hagaagtay Hayaraato Ha Badnaato.

 

ALLAA MAHAD LEH

C/kariim Maxamed Guuleed

Madaxa Saxaafadda Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.

DHAMMAAD