Wasaarada Hawalaha Oo Saaka Ka Qufushay Dadkii Diiday Kirada Guryaha Dawlada Ee Magaalada Burco.

Wasaarada Hawalaha Oo Saaka Ka Qufushay Dadkii Diiday Kirada Guryaha Dawlada Ee Magaalada Burco.

Ololaha Dardar Galinta Ururinta Kirada Hantida Maguurtada Ee Dawlada Ee Ka Socday Gobolka Togdheer Caasimadisa Burco Oo Saaka Laga Qufulay Dadkii Ku Soo Bixin Waayay Kirada Wakhtigii Loo Qabtay.

Ololahana Oo Ay Horkacayeen Isu Duwaha Wasaarada Hawalaha Guud Ee Gobolka Togdheer Faysal Maxamuud Cartan Iyo Agaasime Ku Xigeenka Waaxda Nashqadaynta Magaalooyinka Eng,Xuseen Mohamed Abdilahi Isla Markaana Saaka Lagu Qufulay Guryihii Aan Bixin Kirada

Isla Markaana Saaka Laga Qufulay Ku Dhawaad 50 Guri Oo Kiro Diid ahaa, Hawshan Oo Socotay Mudo Wiig Ayaa Socon Doontana 10 Cisho.



ALLAA MAHAD LEH
C/kariim Maxamed Guuleed
Agaasime Ku Xigeenka Waaxda Warbaahinta Iyo Xidhiidhka Goboladda Ee Wasaaradda Hawlaha Guud JSL.