Waaxda Guryaha Ee Wasaaradda Ayaa Bilawday Ururinta Kiradaha Guryaha, Meheradaha Iyo Kalmaha Shidaalka Ee Ay Dawladu Leedahay.

Waaxda Guryaha Ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Oo Ay Hogaaminayaan, Agaasimaha, Agaasime Ku Xigeenka Iyo Shaqaalaha Waaxdaa Ayaa Bilaabay Ururinta Kiradaha Guryaha, Meheradaha Iyo Kalmaha Shidaalka Ee Ay Dawladu Leedahay.