Shirkii Udanbeeyey Ee Agaasimihii Guud Ee Hore Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Uu Maanta La Qaatay Dhamaan Agaasime Waaxeedada Wasaaradda.

Muuqaalka Guud Ee Shirkii Agaasimihii Guud Ee Hore Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane C/laahi Maxamed Maxamuud Jiidhe Uu Maanta La Qaatay Dhamaan Agaasime Waaxeedada Wasaaradda.