Shirkii Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Hawlaha Guud Oo Uu Shirgudoomiyey Agaasimaha Guud Dr Jamaal Cabdi Muuse
Muuqaalka Guud Ee Shirkii Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Oo Uu Shirgudoomiyey Agaasimaha Guud Ee Wasaaradu Dr. Jamaal Cabdi Muuse.